Hayada Xanaano Oo Deeq U Qaybiyay Dadka Naafadaa Iyo Agoonta

Boqolaal isugu Jirta Dad Danyar Ah Gaar Ahaan Kuwa naafada Ah iyo Agoonta ayaa Maanta loo Qaybiyay Deeq Iskugu Jirtay raashin Iyo Lacag waxaana Deeqadan u Qaybiyay Marwo Xabiibo Max’ud cabdi Oo Ah wakiilka guud ee Hayada xanaano isla markaana loo soo wakiishay Deeqdan ayaa u mahad Celisay dadka muslimiinta Ah ee Walaalahod u gar gaaraya iyadoo xustay in ay Deeqdan laga soo aruurshay  Walaalaha Musilimiinta Ah ee Ku nool wadanka Norway, Kuwaa oo isku Xilqaamay Taakulaynta Danyarta Soomaliyeed.

Deeqdan ayaa ayaa loogu Tala galay in ay Dadka danyarta ah Farxada iida Kula wadaagan Walaalahooda Kale .Dadkii deeqdan loo Qaybiyay Ayaa u mahadceliyay Hayada Xanaano iyo Walaalahii Zakatulfitrigaan ugu deeqay waxaana Wajiyadooda Ka muuqatay Farxad iyo Rayn Rayn.